 | Navigation |  |
 | Radio Somali |  |
 | Random media |  |




 | Somali Links 2008 |  |
|
 | Articles & Opinion |  |
 | Wararka Maanta
|  |
|  | News in English |  |
|  | Sport & General News |  |
|
| Senior Government Official Killed in Mogadishu Blast - Witnesses |
| A road side bomb in the Somali capital Mogadishu has killed the deputy commisioner of Yaqshid neighborhood in the Somali capital Mogadishu Saturday, the commissioner said. |
| Somalia: Pirates in Total Defiance of the UN |
| Somalia is not only one of the most dangerous countries in the world due to its long running civil war spanning decades. But to add to this, the.... |
| Halkaan ka aqri Warkii Itoobiya ay ku faah faahisay dagaalkii Matabaan oo tarjuman,13 sarkaal oo Maxaakimta iyo Al Shabaab ay ka dileen. |
| Wakaaladda Wararka u faafisa dalka Itoobiya ee ENA ayaa soo saartay warbixin ay kaga hadleyso dagaalkii adkaa ee ciidamada dalkooda ay ka galeen deegaanka Matabaan iyo Guri Ceel,iyadoona hadalka wakaalada uu u qornaa sidani:- |
| Sheekh Xasan Daahir oo laga yaabo in uu ka haray Wafdi Asmara kaso tagay oo xalay saqdi dhexe gaaray dalka Yemen. |
| Sheekh Xasan Daahir Aweys oo kamid ah xubnaha ugu cad cad ee Isbaheysiga xoreynta ee diiday heshiiski Jabuuti ayaa laga yaabaa in uu ka haray wafdi ka kooban 7 xubnood oo xalay saqdi dhexe kasoo tagay Asmara soona gaaray Yemen si ay wadahadalada kaag qeyb qaataan. |
| Saraakiishii ugu sareysay Midowga Maxaakimta Gobolka Hiiraan oo la sheegay in ay ku nafwaayen dagaalada gobolkaasi ka socda. |
| Tan iyo markii dagaaladu ay ka qarxeen gobolka Hiiraan mudo bilooyin iminka laga joogo ayaa la xaqiijiyay in Midowga Maxaakimta ay ku waayeen dagaaladaasi saraakiishodii ugu muhimsaneyd ee gobolka Hiiraan kuwi ugu danbeeyayn ay ku tageen dagaalkii Matabaan. |
| Gudoomiye kuxigeenkii Yaaqshid,xaaskiisa iyo askar ku geeriyootay qarax weyn oo ka dhaca agagaarka Jiira Garoob. |
| Gudoomiye kuxigeenki degmada Yaaqshid Xasan Cadde,xaaskisa iyo askar kale ayaa ku nafweysay qarax weyn oo goor dhaweyd ka dhacay agagaarka Jiiro garoob ee degmada Yaaqshid,halkaasi oo iminka ay xirteen ciidamada dawladda. |
| Isxulufeysi ay Muqdisho ka wadaan Hogaamiye kooxeedyadii hore,kadib markii dawladda Federaalka u muuqatay mid aan difaaci karin. |
| Hogaamiye kooxeedyadii hore awoodooda loo wiiqay ee shacabka Muqdisho xakaariyay ayaa dib u bilaabay in ay is xulufeystaan hub badana keydsadaan iyagoo ka baqaya dalku in uu galo fowdo marka ay ka baxaan Ciidamada Itoobiyanka waqtiga xukuumadda Federaalkana idlaado. |
| Somalia: Civil Society Groups in Southwest Call for Talks With UN Envoy |
Some Civil society groups in Baidoa town the provincial town of Bay Region, southwestern Somalia have issued a press release and asked the UN special representative for Somalia Ahmad Ould Abdullah to visit the town.
|
| Qarax Xoogan Baladweyne ka dhacay |
| Qarax Xoogan ayaa goor dhoweyd lala beegsaday Gaari Booyad ah oo Ciidamada Ethiopianka biyo u dhaamin jirtay, taasoo ay gudaha Magaalada B/weyn Miino kula kacday. |
| Hoobiyeyaal lagu weeraray garoonka diyaaradaha Muqdisho |
| Tiro Madaafiic ah ayaa waabarigii saaka lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, xilli Ciidamo ka tirsan Dowladda iyo kuwa Ethiopia ay saaka xireen wadooyinka soo gala Garoonka. |
| Isbahaysiga dib u xoreynta 7-da bishan kulan weyne sameynaya |
| Isbahaysiga dib u xoreyna dalka Somalia oo ka mid ah koxaha ka horjeeda dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa dhowaan la filayaa in ay kulanweyne isgugu yimaadaan, iyada oo dhowaan dhowr jeer kulankaasi dib loo dhigey. |
| Gaari Homey Itoobiyaanka Cunto loogu siday oo caawa Mucjizo kula dhacday magaalada Balad Weyne. |
| Gaari Homey ah oo la sheegay in si ba'an loogu raray khudaarta nuucyadeeda kala duwan,Malaayga sijilka ah,Hilib,iyo in badan oo cunto ah ayaa caawa si cajiib leh ugu dhacay wabiga dhex mara magaalada Balad Weyne oo ilaa hadda lagu mashquulsan yahay soo bixintiisa. |
|
  


 | name |  |
 | Login |  |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
| |

  | Users Online |  |
Guests Online: 576
No Members Online
Registered Members: 322
Unactivated Members: 0
Newest Member: Admin
| |
|