 | Navigation |  |
 | Live Radio |  |
 | Random media |  |




 | Somali Links 2008 |  |
|
 | Articles & Opinion |  |
 | Wararka Maanta
|  |
|  | News in English |  |
|  | Dhacdooyinka Caalamka |  |
|
| Artis ku dulsameynta Caloosha haweeneyda xaamilada ah ee uurka sida. |
| Dadka qaar waxay yiraahdaan Fanaaniinta balwadaha leh waxay mararka qaar ay galaan oo ay u dhaqmaan qaab waali ah si ay u muujiyaan hibadooda iyo dareenkooda. |
| Dagaallo la isku habeensaday oo ka dhacay Kismaayo,Xoogaga Al-Shabaab iyo beesha sade oo guulo kala sheegtay. |
| Waxaa caawa maqribkii hakad galay dagaal lixaad leh oo maanta oo dhan ka soconayay magaalada Kismaayo iyadoona dhinacyada xoogaga Al-Shabaab iyo maleeshiyada beesha sade ay kala sheeganayaan guulo la taaban karo. |
| Dagaallo la isku habeensaday oo ka dhacay Kismaayo,Xoogaga Al-Shabaab iyo beesha sade oo guulo kala sheegtay. |
| Waxaa caawa maqribkii hakad galay dagaal lixaad leh oo maanta oo dhan ka soconayay magaalada Kismaayo iyadoona dhinacyada xoogaga Al-Shabaab iyo maleeshiyada beesha sade ay kala sheeganayaan guulo la taaban karo. |
| Somalia: Death Toll Hits 20 As Al Shabaab Capture Kismayo |
| Fighting between clan militias and the Islamist group al Shabaab in southern Somalia killed at least 20 people, Radio Garowe reported Thursday. |
| AU backs Somalia pact, fighting rocks |
| KISMAYU, Somalia, Aug 21 (Reuters) - The African Union said on Thursday that a pact between Somalia's government and some opposition figures was a very significant step, but fighting in the southern port of Kismayu dented hopes of a breakthrough. |
| WAR DEG DEG AH:Xoogaga Al-Shabaab oo xoog ku jiiray ilaaladii Villa Somaliya dhismaheeda. |
| War deg deg ah oo nasoo gaaray haatan ayaa sheegaya in xoogaga Al-Shabab ay xoog ku jiireen dhismaha hpre ee xarunta Villa Somaliya ee madaxtooyada kadib markii weerar lixaad leh ay ku qaadeen goobo badan. |
| General C/Qeydbiid''Aniga ma dhahayo kooxhaha ama shaqsiyaad ka maqan waxba ma sameyn karaan''. |
Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ah taliyaha Ciidamada Booliska dawladda Federaalka Somaliya ayaa farta ku goday in aan la dhayalsan karin shaqsiyaadka ama kooxaha wali ka maqan hanaanka dib u heshiisiinta Somaliya.
|
 | Latest Active Forum Threads |  |
|
 | Login |  |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
| |
       


 | name |  |
 | Users Online |  |
Guests Online: 1015
Members Online: Afaaro
Registered Members: 377
Newest Member: qassaye
| |
|