 | Navigation |  |
 | Live Radio |  |
 | Random media |  |



 | Somali Links |  |
|
 | Articles & Opinion |  |
Halkan ka dirso Hambalyada Soonka Barakeysan una dirso eheladaada iyo asxaabtaada
 | Wararka Maanta
|  |
|  | News in English |  |
|  | Dhacdooyinka Caalamka |  |
|
| Sare u kac baahsan oo Xilliga Ramadaanka laga dareemay qiimaha Timirta la kala siisto ee qeybo kamid ah Somaliland. |
| Markacadey.net(Burco):-qiimo kac aan hore loo arag ayaa laga dareemay sanadkan lacagaha lagu iibsado Timirta xilligan bisha Barakeysan ee Ramadaan aanu ku jirno iyadoo tasi ay saameyn weyn ku yeelatay dadka ku dhaqan magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. |
| Xoogaga Al-Shabaab oo Kismaayo kaga dhawaaqay Maamul Cusub,oo uu hogaaminayo Sh.Zeylaci. |
| Xoogaga Al-Shabaab ee la wareegay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa maanta halkaasi ka hirgaliyay maamul Cusub oo uu hogaaminayo Sheekh Abuubakar Zeylaci oo aan aheyn shaqsiyad caan ah. |
| Somalia: Insurgents Target Ethiopian Army Convoy in Countryside, 5 Killed |
| At least five people were killed in south-central Somalia on Friday after Islamist insurgents targeted an Ethiopian army convoy that left the town of Baidoa, sources said. |
| Somalia: Ethiopian soldiers exterminate civilians in Bardale district in Bay region |
| Ethiopian soldier have butchered more than 20 people in some location which come under Bardale district in Bay region in southern Somalia. |
| Dawladda Itoobiya oo billowday dhamaan Saanadeeda Milatari ee Somaliya in lasoo marsiiyo Badda arrimo amaan dartood. |
| Markacdey.net(Berbera):-Xukuumadda dalka Itoobiya ayaa billowday hub iyo saanad Milatari in ay soo marsiiso biyaha Somaliya si loogu geeyo ciidamada ku sugan gudaha dalka,kadib markii ay adkaatay hubkasi in dhulka lasoo marsiiyo. |
| Dagaal Khasaare xoog leh geystay oo shalay ka dhacay degmada Bardaale ee gobolka Bay. |
| Afhayeenka dhanka howlgallada ee xoogaga Maxaakimta Islaamka C/Raxiim Ciise Cadow ayaa sheegay in ciidamada Itoobiyaanka ay waxyeello ba'an ku gaarsiiyeen dagaal xoogan oo shalay ka dhacay degmada Bardaale,halkaasi oo ay ku dileen 40 askari dhankoodana laga dilay ilaa 5 dagaaliyahan. |
| TV-ga Itoobiya oo sheegay dagaaliyahan Nigerian ah oo kamid ah Al-Shabab in ay Somaliya ku dileen. |
| TV-ga qaranka dalka Itoobiya ee ETV ayaa sheegay ciidankooda ku sugan gudaha dalka Somaliya ee ka wada waxa uu ku sheegay TV-gu howl nabad sugid in ay ku dileen 10 dagaaliyahan oo Al-Shabaab ah uuna kamid yahay sarkaal Nigerian ah. |
 | Latest Active Forum Threads |  |
|
 | Login |  |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
| |
    
     


 | Users Online |  |
Guests Online: 117
No Members Online
Registered Members: 404
Unactivated Members: 0
Newest Member: liiban
| |
|