 | Navigation |  |
 | Live Radio |  |
 | Random media |  |



 | Somali Links |  |
|
 | Articles & Opinion |  |
Halkan ka dirso Hambalyada Soonka Barakeysan una dirso eheladaada iyo asxaabtaada
 | Wararka Maanta
|  |
|  | News in English |  |
|  | Dhacdooyinka Caalamka |  |
|
| Maamulkii Kismaayo laga dhisay oo ka careysiiyay Midowga Maxkamadaha Islaamka. |
| Maamulkii shalay magaalada Kismaayo ay ka dhiseen xoogaga Al-Shabaab iyo kuwa taabacsan Sheekh Xasan Turki ayay ka caroodeen saraakisha sar sare ee Midowga Maxkamadaha Islaamka iyagoona tilmaamay in maamulkaasi aan loo dhameyn. |
| Weeraro Xoog badan oo Gudaha Baydhabo ka dhacay xalay,iyo Dayuurad saaka la sheegay in ay qaadeyso Meydad oo Baydhabo soo gaartay. |
| Xoogaga Al-Shabaab aya xalay dagaal xoogan ku qaaday xarumo ku yaalla gudaha magaalada Baydhabo ee fariisinka Baarlamanka Somaliya halkaasi oo ka dhacay isku dhac lixaad leh oo madaafic la isku weedaarsaday kaasi oo keenay khasaare baaxad leh. |
| Sare u kac baahsan oo Xilliga Ramadaanka laga dareemay qiimaha Timirta la kala siisto ee qeybo kamid ah Somaliland. |
| Markacadey.net(Burco):-qiimo kac aan hore loo arag ayaa laga dareemay sanadkan lacagaha lagu iibsado Timirta xilligan bisha Barakeysan ee Ramadaan aanu ku jirno iyadoo tasi ay saameyn weyn ku yeelatay dadka ku dhaqan magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. |
| Xoogaga Al-Shabaab oo Kismaayo kaga dhawaaqay Maamul Cusub,oo uu hogaaminayo Sh.Zeylaci. |
| Xoogaga Al-Shabaab ee la wareegay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa maanta halkaasi ka hirgaliyay maamul Cusub oo uu hogaaminayo Sheekh Abuubakar Zeylaci oo aan aheyn shaqsiyad caan ah. |
| Somalia: Insurgents Target Ethiopian Army Convoy in Countryside, 5 Killed |
| At least five people were killed in south-central Somalia on Friday after Islamist insurgents targeted an Ethiopian army convoy that left the town of Baidoa, sources said. |
| Somalia: Ethiopian soldiers exterminate civilians in Bardale district in Bay region |
| Ethiopian soldier have butchered more than 20 people in some location which come under Bardale district in Bay region in southern Somalia. |
| Dawladda Itoobiya oo billowday dhamaan Saanadeeda Milatari ee Somaliya in lasoo marsiiyo Badda arrimo amaan dartood. |
| Markacdey.net(Berbera):-Xukuumadda dalka Itoobiya ayaa billowday hub iyo saanad Milatari in ay soo marsiiso biyaha Somaliya si loogu geeyo ciidamada ku sugan gudaha dalka,kadib markii ay adkaatay hubkasi in dhulka lasoo marsiiyo. |
 | Latest Active Forum Threads |  |
|
 | Login |  |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
| |
    
     


 | Users Online |  |
Guests Online: 208
Members Online: Afaaro
Registered Members: 404
Unactivated Members: 0
Newest Member: liiban
| |
|