Daawadoo Jigjiga Daya Dalagiyo Hadhuudhkooo Ku Dalxiis Tag JinacsaniDuur-Joogta Badaniyo Duunyada&XoolahaHalka Lagu Daryeeliyo Soo Daawo Dhagax-BuurIyo Dagalkii Fiiqeed.Daaqsintiyo Wardheeriyo Dur-durada ...
a beautiful song by shey mir dacar.sida meel tigaadloo
tusku uu ku hooroo
duunyadu ku tarantoo
todobaad xareedii
togoguna rogmanayaan
kuu soo tusmeeyee
tii kaliya aheydee
togashada ...