Horumar waa marka lagu hamiyo wixii la qaban lahaa, hantiyina waa marka la qabto wixii, hoobaanina waa waxey dhaleen labadoodu...well produce film(documentery) thank you for posting. Dadweynaha somaliland waa iney u fikiraan caruurtooda iyo jiilasha danbe iyo kuwa imika joogaba. arintaana dawladu waa iney culeys weyn saarto shacabkuna la garab qabto. tnx 4 reading