hi,runtii anigu udub maihi,laakiin riyaale wax badan ayuu wadanka u qabtay,wax badan oo wali qabyo ahina wat jiraan,tusaale waa doorashooyinkan badan ee aan badiba kadhicin jaararkeena ama afrikaba oo runtii indhaha caalamka somaliland kusoo jeediyay dana u ah mustaqbalka wadanka.markaa inaan idhaa madaxweyne riyaale,noolaw ilaahay haku barakeeyo waxaan filayaa inuu u qalmo,god bless you president and somalilandbyeeeee
Makhiirstate: Dameerkaan ku taagnahay dhuusadiisu maxay iga dhibi. Ka waran iyadoo magacayagagu yahay Somaliland, haddii aad cag soo dhigto dhulkayagana lagu tarxiili rabo?! maxaad ka samayn kartaa taas? Nothing.
Malilander07(September 18, 2008 at 8:01 pm)
these faqashes need to understand we r more 'somali' then them, we were the first to get recognised and we invented the flue flag, Sayid Cabdile Xassan was S/lander (i kno he was Darood bt he was born in Buhoodle) Shiikh Bashiir Was S/lander. we r more patriotic then any Amhara-ass-lickin-faqash-cunt. thus we have every right to call ourselves SOMALILAND..btw itz non of ur bussines wat we call ourselves. we dont WANT u plzzz leave us ALONE! Makhiirstate, go n please ur Tigrey masters u fool.
monatez0(September 8, 2008 at 5:33 pm)
SomaliLAND 4 LYF - ya'll cant tell me nuthin
qooqane65(August 22, 2008 at 10:49 am)
cafis too,laakiin umadwaliba danteeda halkay ku jirto iyadaa og,midnimaduna quraanka kuma qora waa tasomalidee,1960 ayaan tijaabinay taas way fashilantay,waa inaanu meel kale doorka ku daynaa ,taasi maaha inaan somalida kale necebnahay ee dantayadaa sidaas u aragnay,takale yaa lala midoobaa macadaabtaan soo galaa lagu jiro,no thanks sister,viva umada somaliyeedbye khayrbaan kuu rajaynayaa buntlandgirl4ever
PuntlandGurl4Ever(August 22, 2008 at 10:40 am)
Somaliland ma nicbi Dee waan Jeclahay Alle sida Xalka How kaso huuuno hadiii ay dan u tahay goosad Allaah u gooyo iyada oo ana dagaal dhicin dhibna dhicin ,hadii kalana Alaah isku Sooo celiyo Umada Somaliyeed all iga oo is jecel ook u cafis
qooqane65(August 22, 2008 at 10:37 am)
buntlandgirl,wad mahadsan tahay walaalo.xadadka caalamka oo dhan ayaa gumaystuhu dhigay,baleeg carabta waa hal umad oo dalal badan leh oo wada qaniya,maxaa ku jaban in somalidu yeelato 3 ama shan dal oo barwaaqo ah oo marka mid inaga xumaado aan ku badbaadno kuwa kale, sidii djabouti,takale maxaa khatara ee ay leedahay somaliland oo degan ,barwaaqo ah ,dimoqraadi ah,ifaysa oo dadka somalidu ku wada nool yihiin,bye
PuntlandGurl4Ever(August 22, 2008 at 10:33 am)
Ummada Somaliyeed Ha midowdo Cuqdada Allaah ka saaro iyo nacaybka Nin tariiikh gumayste tirsanaya oo tan somalia ka cararya Xasbuna Allaah wa nicmal Wakiiil