ninka cagaarow sheegtay, idinku dumarkiina ayaad xaga hore soo marisaan oo intaad dabada maro ugu xidhaan ayaa iyagoo lulaya daawaataan miyaa ceeb. ala dhaqan xumidaan.
cagaarow(August 10, 2008 at 9:41 am)
yes well done qaldaans again. But why are there a row of men sitting in the whole front row while the female graduates and their lecturers are standing? Is this qaldaan dhaqan?
Boodadheere(August 4, 2008 at 12:09 pm)
Ala mahad leh..waxan u mahadcelinaya dadkii isu xilqamay inay dadkoda mugdiga ka saaran Ilahyna danbigoda iyo kii walidkodba ha dhaafo amin..Reer Togdher waa lafdhabarta Somaliland....guul iyo gobonimo Somaliland..
ingly2007(April 29, 2008 at 11:12 pm)
Malik al-shabazz (Malcolm X) said: To educate a man is to educate an individual but to educate a woman is to liberate a nation (Somaliland). Well done Burao. Please landers marry those beautiful sisters in Burao,Hargeisa, Boorama, Berbara,Cergaabo, Las-caanod, Gabiley....
Dalmarow(April 29, 2008 at 7:09 pm)
Mansha allah Ilahay Reer Burco ha daayo...Dhaqanka somaliiyeed Iyay Jamaacadahoodi kaga baxeen, Intay sidi gaalada xudhan laayen Black Dress and black hat.. reer burco waxey noqdeen reerka dhaqanka somaaliyeed ilaaliya.. weliba heestan la socotay video'gan iyaan aad uga helay..Way to Go Reer Burco keep it up
hismail72(April 29, 2008 at 5:56 pm)
Ilaahay Somaliland ha barakayo, Somaliland shows time after time its wisdom
harguees(April 29, 2008 at 11:59 am)
Maashallah Waa Farxad Weeyn. Congratulation Lady's and not to forget maybe be U will our Next Leaders (The Hilarys of Somaliland). Have that Ambition Walalayaal. U got my vote.