MarkaCadey >> Ceerigabo >> somaliland hees(shay mire) warxumo tashiil iyo

  

Search Video:


Latest Star Academy 5 Arab Videos

Categories:
Somali
Somali Music
Somali Sports
Somali News
Somali Girls
Heeso Somali
Bishaaros
Somali Movies
Somali Banadir
Somaliland Music
Somaliland News
Submit Link
Music
Somali Niiko
Somali Dance
Soamli iyo Somalia
Somali Song
Somali funny
Djibouti
Djibouti Music
Djibouti News
Younesmaarif Arab
African Videos:
Ceerigabo Videos

 

Search Video

somaliland hees(shay mire) warxumo tashiil iyo

hees hidaha iyo dhaqanka lagu labisan yahay


 
Channel: Music
Uploaded: June 8, 2007 at 3:01 pm
Author: asiajaya
Length: 00:05:19
Rating: 3.67
Views: 21539
Tags: berbera malaysia africa bosaaso burco ceerigabo muqdisho somaliland djabouti hargiesa somalia 18may laascanood
 Email to a friend

Video Url:


Embed Code:




Video Comments:

asiajaya (July 15, 2008 at 4:36 am)
wassuup dadku wuu guura se dhulku maguuro taasina waa markhaati madoon ...sanaag somaliland ayaa leeeh.....izkaaga guur wayehee ....haddaad isku dhajiso ama aad dadkaaga dhinac karaaci weyduu.....hubaal SANDULLE ayeey kugu tahay taasina waa SURE baryadii waay dhaftaay iyo maslaxadii....
wassuup (June 17, 2008 at 11:11 pm)
asiajaya: Gorma ay Warsangeli Somaliland noqdeen? Anigu iminka warsangeli baan ahay ee Somalilandta ay sheegaysid maba dareensani, Walaa Somaliland ama Puntland labadaba maba dareensani. Anigu Nin somali ah baan ahye, ee dhulki waagi ingiriiska nakalaqaybiyay ima xisaabsana. Anigu aad iyo aad waxaanu layaaba umadan dhan oo cuqdad isku riday oo kala qaybinaysa Somalia. Walee Somaliland bay udarantahay in Ay soomalia ka go´do.

Viva Makhir state/Somalia
asiajaya (June 17, 2008 at 4:25 pm)
"WASUUP" sanaag degaanka ugu badaan waxaa iska leh warsan-gali...warsan-galina waa somaliland, cuqdaada aad sheegeysaa marka adiga ha kugu koobnaato.. mida kale qolo walba midguhu wuu ladagaa...lakiin mashegtaan cida aay la degaan...oo waa dad ku kalsoon "COLOWE" OO AAH magacooda guud HADAAD ADIGU UTAQAAN AAN IDHAHDE "MIDGAAN"
wassuup (June 17, 2008 at 12:34 pm)
wai inaa lillah, ma ninkan baa somaliland ka tirsan. Shay Mire wuxu deganyahay Boosaso balse isagu waligiis reer Badhan iyo Laas qoray ayu ahaanjidhay. Ninkan Midgaan baa lagu sheega laakinse isagu Warsangeli ayu isku sheega Warsangaliguna way sheegtaan.Shay Mire Dacar wa nin reer Sanaag ah, Somalilandta aaad sheegaysaana wax kajidha majiraan ee cuqdada iska bixiya.Viva Shay Viva Sanaag/Puntland
ahme0130 (May 1, 2008 at 6:26 pm)
Wooow Nice song, Ala yaa cisik
shacreeye1 (March 22, 2008 at 2:05 pm)
Aaaa Meesha Abaar daran ayaa ka jirta maxeey yihiin dhulkuna doog maahan dhirtuna waa qalalan yihiin...waqooyi abaartaan maaka jirto?
mukhtaar02 (February 28, 2008 at 5:24 pm)
ASIAJAY jeclyaa inan joogo jaaheeda nuurkale ayaa ijiidanayee........... haye M/W salan sare gudoon nabdeeeeeeeeeeeeey
bakaryare5 (February 12, 2008 at 8:14 pm)
bt wht u mean viva shay mire warka kala saar sxb maxaa uula jeeda viva
bakaryare5 (February 12, 2008 at 8:05 pm)
waa nin jiraa laakin maxau kuugu taalaa somalida ma fahmayaan heeska waxa ku laaban sorry
kabeebey (January 29, 2008 at 6:33 pm)
Viva Shay mire..
1

 

 

Featured Videos:

INCREDIBLE McCAIN GIRL - HULK SPOOF

Cayenne GTS Test Drive - Garage419

Green and Cool Roof Installation, SSBx

Nelly - Stepped On My J's [OFFICIAL VIDEO] ft. JD Videos

David Byrne: Playing the Building (BBTV)

M&M CRU FINAL DANCE BATTLE - Cyrus Blaine Seacrest Tatum

Hum Tumse Na Kuchh

The Fray - Look After You

Waayaha Cusub Qaxooti

THE INCREDIBLE HULK - THE ABOMINATION SPEAKS

Disculpa Los Malos Pensamientos - Panda

 
Tags:

Music Hollywood Songs Movies Bollywood Songs Laughter Time Dumfries Arab Arabic Girls extreme sports Girls Islam China iyo Pakistani UK Songs News surat dance bishaaros Hasan Xaflad funny auto business school travel film tv gaming 3D Canaad erosentertainment shim عربي fon TheXFactorUK Islamic Language CNN webcam sexy suit sport girl Heeso BBC Worldwide BBC World news BBC AlJazeera English Lunatic Eclipse kehyot

visitor stats