Allah Yar Raxma. He might be gone but his legacy will always live on
Farahdinho(September 15, 2008 at 5:02 pm)
Allaha Ya Raxma!Janadii fardowsa Allaha ka waraabiyo.Samir and iimaan Allaha ka siiyo ehelkisa and qarabadii iyo guud ahaan shacabka reer Ogadenia uu ka geeriyooday.Aaamin
EEGAA(August 14, 2008 at 12:51 am)
waan kaadal door saday
amanaaaaaaa22(August 5, 2008 at 10:27 pm)
تغمد الله الفقيد بواسع رحمته
gurmad911(July 6, 2008 at 1:31 pm)
Alle ha u naxiiriisto janadiina alla ha u fududeeyo, Alle haka abaal mariyo hawlihiisii badnaa ee dhan diini iyo dhan wadaninimoba.... amiin!
KingAware(July 3, 2008 at 1:30 pm)
انا لله وانا اليه راجعون تغمد الله الفقيد بواسع رحمته انا لله وانا ليه راجعون
EEGAA(July 2, 2008 at 10:16 am)
Innaa lillaahi wa innaa ilaahi raajicuun, ilaahay ha unaxariisto umadda somalida Ogaadeeniyana samir ilaahay hakasiiyo
ottawaceltic(June 29, 2008 at 5:53 am)
Innalillah wa ina ellahi rajioon. Ogaden ha horoodo
Garaad99(June 25, 2008 at 5:05 am)
Inaa lilaah wa inaa ilaahi raajicuun,, Ilaahay ha u naxariisto Mujaahid Sh/ Ibraahim cabdalla
khayreOne(June 24, 2008 at 7:24 am)
Inaa lilaahi waa inaa ilaahi rajicuun; Allaha ha u naxariisto halgamaagan somaliyeed!
May his dream of united Somalia and free Somaligalbeed!