VIVA waayaha cusub u guys keep doing the good job..... Abaayo Falis aad ayaad u cod macaan tahay walahi lakin gabadha yar ee kula ciyaaraysa ee buuran walahi Dokhayga waaye gabadaas she is so xaax walahi Abayo Gabadh taas waan soo dhoofsan lahaa Visa xaasnimo ayaan u xaraysn lahaa hadaan helayo..she is my Dookh walahi she aint like qof wayn lol