Simoodiboy...He starts off with 'Burji' and not Waji. Lakiin sida kale aad baad u mahadsantahay.
simoodiboy(August 5, 2008 at 1:58 am)
waji iyo nasiib laay barwaaqada ka caraa abaartana u baydhaaay khayrka balo ka jecele wuxuu dumar ka biqi jiray iyaduu u badheedhaay bilic lagu khasaaray boqaradii haweenkee , habalaha laga la soo baxo baryo taan u haystaay , jacaylka mudada badan barka u fidhayiyoo beer laxawsigaagii ka bogsodaye kow dheh buugi sirtaadii iyo boogtaadi waan helay
Mo2Nassir(August 4, 2008 at 2:28 pm)
MarkaCadayGroup...Walaalayaal who is so nice to direct me to the lyrics of this song??? Any clues? Let me know insha Allah
housseinovic(July 16, 2008 at 10:14 am)
waryaa naaxiye iyo nabad raashe waxaad sheegaysiin wa been ninka anuu waxan kula kulmay djibouti markaa mahaa sida aad us heegaysiin wuuna iiga waramay heesihiisa cida u samaysa iyo cida ku wado
nabadraadshe(June 21, 2008 at 4:39 am)
Naaiye, walaal waxaan u maleyn in aan isku da' nahay!!!!
simoodiboy(June 12, 2008 at 6:25 am)
why are you guys talking qabiil , damn that's why we destory our country that's why we kill each other stop qabiil and try make life your future and your brothers otherwise you gonna ruin you life.......that's real