Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa markii ugu horreysay si cad uga hadlay heshiiskii DF ay mucaaradku ku gaareen dalkaas.Yusuf, wuxuu wareysi siiyay Idaacadda BBC-da, isagoo kaga hadlay wareysiga arrimo badan iyo mowqifka xukuumaddiisa ee ku aaddan shirkii dib u heshiisiineed ee lagu soo gabgabeeyay dalka Jabuuti. wuxuuna wareysigu u dhacay sidan: