Isbaheysiga dib u xoreynta ee Asmara kana soo horjeeda dowladda KMG ayaa qaadacay maanta ka qeybgalka Siminaarka ay soo qaban qaabisay Q.Midoobay oo lagaga hadlayo caddaalada, dib u dhiska iyo dambiyada dagaalka, kadib markii halkaasi uu soo xaadiray Safiirka Dowladda Ethiopia u fadhiya Jabuuti, kaasoo goob joog ka ahaa shirka.bbc